Fursad shaqo oo ka banaan W.Waxbarashada Puntland

Ogaysiis Ogaysiis, Fursad Deeq Waxbarasho oo u banaan qof walba oo danaynaya Waxbarashada heerka labaad ee Dalka Ethiopia

Hoos ka dalaco warqada Xafiiska agaasimaha Tacliinta sare ka soo baxaday.

Qof walba oo danaynaya Deeqda Waxarasho waa in uu sharuudaha soo buuxiyaa warqada ku qoran, ugu danbayn maalinta sabtida ah oo ku beegan 26/September/2020, ayuu ku eg yahay waqtigu.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading