Gaalkacyo: 3 Ruux oo ku geeryooday Suuli ku dumay

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ku geeryooday Saddex nin oo dhallinyaro ah, kaddib markii uu ku duntay Suuli la qodayay.

Sidoo kale, Ruux kale ayaa ku dhaawacmay, iyadoona gaadiid deg deg ah lagu qaaday dadka dhintay iyo ruuxa dhaawacmay.

Mid kamid ah 3 nin ee geeryooday oo qodaya musqusha ayaa bullaacad kale ku fatahday, ragga kalena gurmad ayey ugu tageen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading