Gaalkacyo oo laga hirgeliyay Wadooyin casri ah

Gaalkacyo Wado si casriya loo diyaariyay oo ay dhistay Shirkada gacanteedu fadhido ee Kebarco,ayaa Xaafadaha Magaalada mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan laga higeliyay.

Waa Mashruuc looga faa’idaystay siduu ahaa.

Sidoo kale Shalay,waxaa la dhagax dhigay Dhismaha Saldhiga Bartamaha Gaalkacyo oo si casriya loo dhisi doono.

Inkastoo baahiyaha jira ay baaxad weyn yihiin hadana isbadal,ayaa ka jira Magaalada Gaalkacyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading