Gaalkacyo oo lagu toogtay 10-kale oo Argagixisada ka mid ah

10-kale oo argagixisada ka mid ah,ayaa Saakay isku mar lagu toogtay Gaalkacyo.

Ma’ahan wax fudud in 18-ka mid ah,5-ka mid a argagixisada halmar la toogto,isla markaana 10-kale lagu daro.

33 ayay noqonayaan argagixisada isku mar la toogtay ee Gobolka Mudug.

Go’aankan,waxa uu niyad jabinayaa argagixisada iyo kuwa ay ku adeegato,wuxuuna kalsooni gelinayaa Bulshada,isla markaana waxa uu Cadaalad uyahay Dadkii haldoorka ahaa ee ay gardarada ku laayeen.

Dowlada Puntland waa ku Mahad santahay in ay si deg-deg uga Jawaabtay Baaqii Bulshada Gobolka Mudug.

12-kii Qodob ee Bulshada Gobolka Mudug ay hordhigeen MW Deni ayay ka mid ahaayeen.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading