Gaarisa: Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday Beeralayda Gaarisa

Roobab mahiigaan ahee ka da’aya gobolka Bariga iyo Geeska Afrika ayaa khasaare ba’an meelo badan gaadhsiiyey.

Meelaha ay dhibaatooyinku ka dhaceen waxa ka mid ah degmada Gaarisa ee woqooyi bari Kenya oo dalagyo haatan in ay soo go’aan la filay ku baabiiyey.

Waxaanay beeralayda deegaankaasi sheegayaan in biyo laga sii daayey biyo xidheennada ku yaal webiga Tana ay uga sii dareen xaaladda taagan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading