Gaas oo kusoo biiraya Musharaxiinta Xilka Madaxweyne Ee Puntland

Khamiista ama Jimcaha midkood,ayuu ku dhawaaqayaa Musharaxnimadiisa markale iyo Madaxweynaha Puntland.

Waa Gaas mid ka mid ah hogaamiyayaashii PL soo xukumay oo loogu tixgelin weynaa.

Maxay Dadku ku jeclaayeen…..

1.Dabacsanaantiisii.
2.Dulqaadkiisii.
3.Naxariistiisii.
4.Fahamkiisii Siyaasi.
5.Isku wadidiisii.
6.Aragtidiisii Dowlad dhiska.

Fursadihiisa uu markale ku hogaamin karo Puntland,waxaa ugu horeeya….

1.In uusan ku jirin Siyaasi maqaam leh oo Deni la loomi kara Ragga haatan Sharaxan.

2.In Bulshadu ku daashay dabeecadaha Deni ee qalafsan oo isbadal la raadinayo.

3.Xiriirkiisa Caalamka iyo Somalida kale.

Dhadhan weyn,ayuu uyeelayaa Olalaha Doorasho ee Puntland kusoo biirista Gaas.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading