Gaas”Shabaab Maanta ayay ka awood badan yihiin abid intay jireen”

“Alshabaab Maanta ayay ugu xoog badan yihiin taariikhda intay jireen,waxayna maamulaan Dhulweyn,oo wax helaan Lacag ka badan tan Dowladu hesho,waxayna kasbadeen Dhalinyaradeenii”Ayuu yiri M.Gaas.

Hadalka Madaxweyne Gaas oo ku fadhiya xaqiiqooyin la taaban karo,ayaa sii xoojinaya warbixino horay looga qoray awooda Shabaab ee xiligan.

Waa hadal cad oo xaqiuqda banaanka soo dhigay waaqiciga argagixisada Somaliya.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading