Gabadha kaalinta 1aad ka gashay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Gabadha kaalinta 1aad ka gashay imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Asma Maxamed Muxumad, oo ah ardayad 18 jir ah ayaa kaalinta koowaad ka gashay imtixaanka shahaadada dugsiga saree e maamul goboleedka Puntland.

Asma ayaa BBC uga warrantay waxa ay uga dhigan tahay guushaas ay gaartay iyo waddada ay u martay, ayaa tilmaamtay inay jid aad u dheer oo adag ay u soo martay.

IDILNEWS.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading