Gabar Somaliyed oo loo doortay Boos muhiim u ah doorashada Maraykanka

Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka,ayaa Gobolka Washington laanta South King County udoortay in ay noqoto Xamdi Maxamed Gudoomiyaha Gudiga Olalaha musharaxiinta Madaxweyne Joe Biden iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa Kamala Harris.

Waxa xiiso gaar ah leh waxay tahay in Xamdi ay kasoo jeedo Somalida.

Sanadihii udanbeeyay waxaa kor usii kacayay saamaynta siyaasada ee Somalida Maraykanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading