Galbeedka Kismaayo oo Dad ku dhinteen kuwana ku dhaawacmeen

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo,ayaa sheegaya in ugu yaraan Saddex Qof ay ku geeriyoodeen 11-kalana ay ku dhaawacmeen duleedka Magaaladaas.

Qaraxyo Sagaal gaaraya oo ka dhacay dhulka Miyiga ah ee Galbeedka Magaalada Kismaayo ayay Dadkan galaaftay.

Dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintay,ayaa ahaa Dad ku safrayay Waddada Qaraxyada ay ka dhaceen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading