Galmudug iyo Norway oo ka wada-hadlay dardar-gelinta Arrimaha Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Md. Ahmed Abdi Kaarie ayaa kulan khadka Mareegta ah la qaatay diplomaasiyiinta Dowladda Norway sida Ergeyga Gaarka ee arrimaha Soomaaliya, Danjiraha Iyo Qunsulka iyo waliba masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway.

Madaxweynaha iyo masuuliyiinta ka socday Dowladda Norway ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo dardargelinta arrimaha doorashooyinka.

Sidoo kale, waxay si gaar ah iskaga wareysteen howlaha kala duwan ee Norway ka taageerto shacabka iyo Dowladda Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading