Galmudug oo amar dul-dhigtay Dadka kunool K/Gaalkacyo (Akhriso)

Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa amar dul-dhigtay dadka ku nool Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, kaas oo la xiriira dhinaca Amniga.

Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Amniga Galmudug, ayaa lagu amray Dadka kunool Koonfurta Gaalkacyo, inay is diiwaangeliyaan dadka hubka ku dhex heysta Magalaada, isla markaana an ka tirsaneyn Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading