Galmudug oo hanjabaad u dirtay dadkii taageeray Ahlusunna (VIDEO)

Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cismaan Cali Hudeey ayaa sheegaybin guud ahaan ay xaqiijiyren amniga degmada kadib dagaalo muddo Afar Maalin ah ka socday halkaas.

Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlay Guriceel ayaa sheegay in Bulshada degmada ay ka difaaceen Koox usoo duushay oo dhibaato ku heeysay, wuxuuna dadkii ka barakacay Guriceel ugu baaqay inay dib u soo laabtaan.

Ugu dambeyn Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cismaan Cali Hudeey ayaa sheegay in cadaaladda la horkeeni doono cid kasta oo la Shaqeeysay xoogaga Ahlusunna.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading