Galmudug oo shaacisay Kuraasta lagu dooran doono Magaalada Gaalkacyo

Gudiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa shaaciyay 11-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka ee lagu dooran doono Gaalkacyo oo ah Magaalada Labaad ee Deegaan doorashada Dawlad Gobaleedka Galmudug.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading