Ganacsiga Gaalkacyo Oo dib ufurmaya iyo heshiis hordhac ah Oo la gaaray

Gaalkacyo saakay waxaa la filayaa in uu dib u furmo ganacsigii Magaalada ka gadaal waan waan socotay labadii maalmod ee udanbeeyay.
 
Odoyaasha labada dhinac iyo maamulada ayaa maalinkii shalay ahaa waxay shir ku yeesheen Magaalada Galkacyo shirkaas oo uu kasoo baxay heshiis hor dhac ah.
 
Gaalkacyo oo ah magaalada Afraad ee ugu balaaran Somaliya,isla markaana ah Magaalo ku taal goob muhiim ah Puntland u ah Magaalada labaad ee Ganacsiga waxay nasiib uyeelatay in ay kusoo laablaabtaan colaado.
 
Colaadahan ayaa intooda badan waxay ka yimadaan dhanka beelaha dega koonfurta Mudug ama Baraxley kuwaasoo aan lahayn maamul dhisan iyo waxgarad ay ka danbeeyaan.
 
Shacabka iyo maamulka Puntland oo iyagu utaagan Nabad iyo Nolol gacantana ku haya inta badan Magaalada ayaa ilaa iyo hada ku guulaysan waayay in ay soo afjraan fawdada iyo qaska mar walba ka imaanaya dhanka Koonfureed.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading