Gantaalkii kasoo baxsaday Shiinaha oo caawa dulmaraya Soomaaliya

Sida uu baahiyay Telefishinka Sky news, Gantaalkii ka soo bax saday Shiinaha ayaa hadda dulmaraya Hawada Sare ee Soomaaliya.

Gantaalkan oo 90 diiqo oo kasta ku dul wareegaya dunida, ayaa cirbixiyeenada shiinuhu sheegeen inuu berri dhulka kusoo dhaco.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading