“Haddii Ingiriis tabasho qabo hanoo yimaaddo, san-ku-neefle kale ka dhegeysan mayno xuduudaha SSC.”Ayuu yiri Garaad Mukhtaar oo jawaab gaaban ka bixiyay hadalkii Muuse Biixi ee Caawa uu ka jeediyay Hargaysa.
@musebiihi Xududaha waxaan moodayey in la dhameeyey 1960kii, ee hadii Engriis tabasho qabo, ha noo yimaado. Waa xaajo Somali iyo Engriis u dhexeysa. Wixii intaa ka sokeeya, san kuneefle kale ka dhageysan mayno xuduuda SSC meeshay tahay. Waa Soomali, Soomalibaana iska leh. pic.twitter.com/d1fYWzWGdR
— Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale (@GaraadMukhtaar) April 2, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.