Garaadada Sool oo iska diiday usocdaalida Adis-ababa

Waa loo baahnaa isku dayada Itoobiya ee ku aadan LC in la fashiliyo.

Garaadadu go’aan waxtar leh ayay qaateen markii ay diideen in ay tagaan Adis-ababa.

Itoobiya waxay isku dhex wadaa qorshayaal is hardinaya oo aan lahayn jiho loo raaco.

Balse fahamka ugu weyn waa in ay reer Galbeedka aragtidooda ka fogaanshaha Beesha Daarood la qabto ama uga horayso.

LC in ay waa la difaacayaa xataa hadii Nato laysku arkayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading