Garabyada isku haya Sudan oo shaaciyay in ay Xabad joojin diyaar uyihiim

Madaxa Ciidamada Suudaan,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la xaajoodo Ciidamada ay is hayaan ee RSF, si loo soo afjaro dagaallada sokeeye ee dalkaas ka socda tan iyo bishii April.

Jeneral Abdul Fataax Al-Burhaan,ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in guulo laga gaari doono wada hadalada nabadeed ee socda.

Madaxa Ciidamada RSF, Maxamed Xamdaan Dagalo,ayaa isna soo saaray fariin muuqaal ah oo uu ku sheegay inuu diyaar u yahay joojinta xabadda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading