Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cade oo xaalad ismari waa ah ka taagan tahay

Saaka waxaa gadooday shirikadaha diyaaradaha ee gudaha dalka ka shaqeeya, waxayna joojiyeen safaradii ay ahayd inay maanta ku tagaan gobolada dalka.

Shirikadaha,ayaa ka carooday markii Nabadsugidu ay duulimaadyadeedii joojisay mid ka mid ah shirikadaha dalka ka shaqeeya.

Buuq,ayaa ka taagan gudaha garoonka,waxaana xayiran boqolaal rakaab ah oo maanta ukala dhoofi lahaa Gobolada Dalka.

Duulimaadyada Nabadsugidu joojisay,ayaa aadi lahaa Gobolka Gedo,gaar ahaan Doolow.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading