Garoonka diyaaradaha Bosaso oo Shirkad Ingiriis ah la wareegtay

Shirkad Ingiriis ah,ayaa si rasmi ah ula wareegtay garoonka diyaaradaha Bosaso.

Shirkada iyo W.Duulista Hawada Puntland,ayaa kala saxiixday heshiiska.

Terminal cusub iyo Dhabaha diyaaradaha oo Hal iyo Bar Km lagu daro,ayaa heshiiska ka mid ah.

Sida heshiisku dhigayo Janaayo sanadka cusub ayay Shirkadu bilaabaysaa shaqada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading