Garoonkii qarniga oo fashilmay

Muuqaalka sawiradan waa garoonkii diyaaradaha Barawe ee ay Dowlada Fadaraalku sheegtay in ay ku baxday aduun gaaraya 4.3-Milyan oo dolar.

Sawiradan waxay muujinayaan heerka musuqu ka gaarsiisan yahay Dalka oo waliba ay ugu lug leeyihiin madaxda sare.

Cajiib waxaa ah in Dad badan ugu sacab tumayaan oo aysan waxba iska waydiinayn damiirkooda la ilhaamaysanayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading