Gawaari isku dhacay oo sababay Dhaawac soo gaaray Ciidanka PL

Gaari Ciidanka Difaaca Puntland leeyihiin iyo mid Shacab ah,ayaa isku dhacay gudaha Magaalada Qardho.

Gaari Ciidanka Difaaca Puntland leeyihiin oo Qori saaran yahay iyo mid Shacab,ayaa isku dhacay gudaha Magaalada Qardho.

Waxaa jira dhaawac isoo gaaray Ciidanka oo gaaraya 5-Askari.

Labo Askari oo dhaawac ah roon.

Mid lug go’day.

Labo Jajab ah.

Majirto ilaa iyo hada Dhimasho la xaqiijiyay.

Rabi ha u booga dhayo Dhaawaca Askarta noqotay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading