Geerida Garaad Saleebaan waa Tacsi Qaran

Garaad Saleebaan rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo guud ahaan reer Puntland samir iyo imaan rabi haka siiyo.

Caawa,waxaa geeriyooday mid ka mid ah Tiirarkii ay Puntland ku taagnayd.

Waxaa geeriyooday Aabayaashii Dadka iyo Dhulka Puntland ee isku hayay Midnimada reer Puntland iyo mida Somaliyed.

Waa Tacsi Qaran oo heer Puntland ah oo ay tahay in Calanka hoos loo dhigo laguna dhawaaqo 3-maalmood oo baroordiiq ah.

Dowladu waa in aysan fududaysan una arag Isin caadiya oo geeriyooday.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading