Gen. Yuusuf Indhacade, ayaa sheegay in Kooxda Argagixisada ah Al-Shabaab ay ku dhex milantay Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha Dowladda, sida Wasaaradaha iyo Xafiisyada Madaxda sare ee Dalka.
“Al-shabaab si weyn ayey ugu milmeen dowladda,gaar ahaan ciidamada,wasaaradaha iyo xafiisyada kale”
Sidoo kale Indhacade ayaa intaas ku daray “Xaafada Taleex ee Muqdisho waxaa deegaan ka dhigtay Al-shabaab waana halis, waxaan qof kasta ugu baaqayaa in uusan marin”
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.