Gen. Khaliif Ciise Mudan oo ku geeryooday Dalka Turkiga

Allaha u naxariistee Jenaraal Khaliif Ciise Mudan, oo kamid ahaa Aas-aasayaashii Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Isbitaal ku yaalla Dalka Turkiga oo uu ku xanuunsanayay muddooyinkii ugu dambeeyay.

Gen. Khaliif Ciise Mudan ayaa soo oqday Wasiirka Amniga Dowladda Puntland, waxaana haatan uu ahaa La-taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading