Gen. Xijaar oo Taliye Boolis u magacaabay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Xijaar, ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay saldhigyada Booliska degmooyinka Dhuusamareeb iyo Matabaan, kuwaas oo kala tirsan Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Hirshabelle.

Sidoo kale. Gen. Xijaar ayaa Taliye ku-xigeenka Gobalka Mudug ee Galmudug u magacaabay Maxamed Mire Maxamuud, oo horey u ahaa Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading