Go’aamada Isimada oo la sugayo goordhow in ay soo baxaan

Sida muuqata cid walba way uhogaansantay Go’aamada Isimada laga sugayo,kuwaasoo hada isla wada jooga.

Guriga Suldaan Siciid ayay 2-da Islaan ee Bashiir iyo Ciise joogaan si ay uga wada arinsadaan go’aamada ay wada qaadanayaan.

Madaxweynaha iyo Dadka kasoo horjeedaa,waxay uqoor dhiibteen Isimada.

Saacadaha soo socda,ayaa la sugayaa go’aanka Isimada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading