Xukuumadda DDS, ayaa soo-saartay go’aammo looga jawaabayo ciriiriga shidaal ee ka jira magaalada Jig-jiga.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Deegaanka,ayaa waxaa kasoo baxay go’aamadan….
- In shaqsiyaadka kaalmaha jooga ee sida sharci-daradda ah usaaraya shidaalka la qab-qabto.
- In hay’adaha amniggu ay sii xoojiyaan daddaalkoodii ku aaddanaa ka hor-tagga shidaalka sida sharci-darada ugu baxaya xudduudaha Deegaanka.
- In la kordhiyo qoondadda shidaalka caasimadda.
- in la sameeyo isla-xisaabtan dhab ah oo ku qotoma mulkiilayaasha kaalmaha shidaalka iyo ashkhaasta u xil-saaran daba’galkooda.
SRTV Somali
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.