Baarlamaanka Itoobiya,ayaa meel mariyay markale xaalad deg deg ah oo lagu sii hayo Gobolka Amxaarada.
Dagaalo culus,ayaa ka socda Gobolkaas,kaasoo udhaxeeya Ciidamaad Milleteriga iyo kuwa Maleeshiyada Amxaarada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolkaas,ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada laga awood roonaaday oo Maleeshiyada Amxraadu dib usoo ceshteen Dhul badan.
Tan iyo markii Abiy xukunka qabtay,waxaa Itoobiya ka socda colaado sokeeye.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.