Godadkii argagixisada Calmiskaad oo laga helay Qalab Caafimaad oo muhiim ah

Waa Saallo -Qaliin iyo Mashiinka (Snesthesia Machine) oo laga helay Saldhigyadii argagixisada ee duleedka Dhasaan.

Waxay muujinayaan sida argagixisadu ugu diyaar garowday in ay Saldhigato Dhulka Uduga,waxaa beeniyay Ciidamada Difaaca Puntland oo Godadkoodii ugu daatay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading