Golaha Ammaanka QM oo kulan deg-deg ah berri ka yeelanaya xaalada cakiran ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa goordhow shir albaabada u xiran oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya yeelanaya, iyadoo warbixin looga dhageysanayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan oo maalmo ka hor gaaray New York.

Golaha Ammaanka ayaa la filayaa inuu war murtiyeed soo saaro iyo go’aan ku aadan muddo kordhinta labada sano oo horay dalal dhowr ah oo Mareykanka, UK iyo wadamada Midowga Yurub ka horyimaadeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading