Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeelan doona xaalada Soomaaliya, kaas oo looga hadli doono doorashooyinka, Amniga iyo arrimaha bani’aadamnimada.
Kulanka Golaha Ammaanka ayaa warbixinno looga dhageysan doona Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, iyo Madaxa AMISOM, Francisco Madeira.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.