DEG-DEG: Golaha Bad-baadada Qaranka oo looga dhawaaqay Muqdisho

Madasha Bad-baado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Midowga Musharixiinta ayaa looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Maxamed Dhabancad oo Saxaafadda la wadaagay War-Saxaafadeedka Golaha ayaa ku dhawaaqay in Madasha Bad-baado Qaran Guddoomiye looga dhigay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillahi.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading