Golaha Deegaanka Badhan oo furmay

Kalfadhigii 12-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Badhan oo furmay.

Wasiirka arimaha Gudaha Maxamaed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa ka qaybgalay furitaanka Golaha.

Badhan waa xarunta Gobolka Sanaag ee Puntland,waana mid ka mid ah Magaalooyinka muhiimka ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading