Golaha Deegaanka Bosaso oo dhawaan la fariisinayo

Golaha Deegaanka Bosaso,ayaa dhawaan la dhisayaa haduu rabbi idmo.

xisbiyada,ayaa ukala helaya Sidatan…

1.Duqa Magaaladu,waxuu ka imaanayaa Xisbiga Sincad.

2.Ku xigeenka Duqa Magaaladu,waxuu ka imaanayaa Xisbiga Mustaqbal.

Xisbiga KAAH,waxuu isbahaysi Siyaasadeed la noqday oo Codka Xubnihiisu aadayaan Xisbiga Sincad.

Waa naqshad qurxoon oo ay ka muuqato ilbaxnimo iyo isbahaysi ka maran Qabiil.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading