Golaha Deegaanka Gaalkacyo in lakala diro ayay ubadan tahay si Kmg-ahna loogu sii dhiibo Maxamuud Yaasiiin Tumey Duqii hore ee Magaalada.
Duqa xiligan Saahid Sayn si buuxda,ayuu ugu fashilmay shaqada Magaalada xilka qaadistiisuna waa mid safmar lagu so dhawayn doono marka laga saaro dhawr nabadoon oo dana gaar ah ku ilaalsada.
Isbadalka maamul baahi weyn,ayaa looga qabaa Puntland maanta.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.