Saacadaha soo socda,ayaa la filayaa in Guddiga dhismaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob ay soo saaraan liiska xubnaha Golaha.

Guddiga,ayaa ufadhiya soo xulista Golaha deegaanka Degmada Galdogob xiligan.

Majirto isqabqabsi dhacay oo si hufan ayay hawshu ku socotaa.

Goldogob waxay umuuqataa in ay ka faa’idaysanayso fursadii ay dayacday Bursaalax.
Jibril Qoobey.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.