Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday oo ka doodaya mooshin ku saabsan Doorashooyinka

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday ee DFS ayaa loo diray fariin ku aadan inuu berri jiro kulanka Golaha, kaas oo looga hadli doono mooshin ku saabsan Doorashooyinka Dalka.

Talaabadan ayaa kusoo aadaysa xilli la hadal hayay in Farmaajo uu Shirkii Teendhada Afisyooni u fashiliyay inuu sameysto muddo kordhin, taas oo horey ay uga digeen Puntland, Jubbaland, Midowga Musharixiinta iyo Beesha Caalamka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading