Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la leh Wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho.
Kulanka oo ah mid balaaran ayaa looga hadlayaa Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee Dalka, gaar ahaan dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka oo laga sugayay inteeda badan Beesha Caalamka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.