Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan la yeeshay Bulshada Rayidka

Golaha Wadatashiga Qaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa kulan la yeeshay wakiillo ka socda Bulshada Rayidka ah iyo Haweenka Somaliyed oo ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka.

Ra’isalwasaare Rooble,ayaa ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaanta doorashada iyo xaqiijinta qoondada haweenka ee Golaha Shacabka.

Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu hogaaminayo Rooble,ayaa ku jira Shirar isdaba joog ah oo ku Aadan Geedi socodka Doorashada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading