Akhriso: Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee XFS oo lagu dhawaaqay

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxaxmed Xuseen Rooble ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirada cusub.

Golaha Wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare oo shaqeyn doona muddo ka yar Afar bilood ayaa isugu jira Xubno kamid ah ahaa Xukuumaddii hore ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo xubno cusub.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada cusub.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading