Golaha Wasiirada Fadaraalka Ee Sharciyada lumiyay oo ansixiyay heshiisyo dhawr ah

Heshiiskii Garsoorka ee ay gaareen Labada dal ee ka koobnaa Afar qeybood oo kala ah…

1.Iskaashi.

2.Gargaaris sharciyeed,

3.Dhiibid eedeysanayaal ama dembiileyaal.

4.Wareejin shakhsiyaad xukuman oo xabsi ku jira.

Faah-faahin  dheeriya kama aysan bixin Golaha Wasiirada heshiiskan.

Heshiiska Turkiga ayaa noqonaya mid kale oo ka mid ah heshiisyo dhowr ah oo sanadihii iyo bilihii dhowaa ay wada galeen Somaliya iyo Turkiga.

Golaha Wasiiradaa,ayaa sidoo kale ansixiyey heshiiska iskaashi oo u dhexeeya dalalka Somaliya iyo Pakistan,kaasi oo aan isna la faah-faahin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading