Golaha Wasiirada Fadaraalka Soomaaliya oo kulan Deg Deg ah Iskugu yimi .

Raysul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa shir deg-deg ah isugu yeeray golihiisa wasiirrada, iyadoo laga yaabo in shirkaan laga soo saaro go’aano la xiriira Amaanka Dalka, kaddib Qaraxii shalay lagu Weeraray Hotelka Naasahablood 2.

wararka ayaa sheegaya in kulanka la filayo qodobo lagu xoojin doono AmnIga Magaaladda Muqdisho,iyaadoo Magaaladda labadi todobaad ee la soo dhafey ka dhaceen Qaraxyo.

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading