Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka wada-hadlay dhismaha Biyo-xireenka Jubba

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta shir-guddoominayay Shirka khamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland.

Kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Ammaanka, dhaqaalaha, dhismaha biyo xireenada wabiga Jubba, iyo wada shaqaynta Hay’adaha iyo Wasaaradaha Dowlada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading