Golaha Wasiirada Puntland oo ka xaajooday dardargelinta Dimuqraadiyada

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay…

1.Warbixinta Amniga.

2.Saameynta Abaarta iyo halka uu marayo Gurmadku.

3.Dardargelinta hannaanka Dimuqraadiyadda.

4.Warbixinta Safaro xubno Golaha Wasiirada ah ay ku tageen deegaano ka mid ah Gobollada Nugaal, Karkaar, Sanaag, Haylaan, Bari iyo Gardafuu,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading