Golaha Wasiirada Puntland oo kulan deg deg ah ka yeeshay duufaanta GATI (VIDEO)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-Xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa hadda Shir-guddoomiyay Shir Gole Wasiir oo deg deg ah kaasi oo looga arrinsanayo xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI oo ku dhufatay deegaan xeebeedka Gobolada Bari, Karkaar iyo Gardafu.

Shirka ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa ka warbixiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading