Goob doorashooyinka Itoobiya oo lsgu dhawaaqay

Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya,ayaa ku dhawaaqay goobaha ay ka dhici doonto doorashada Guud ee dalkaaas oo dhacaysa bisha Ogosto ee Sanadkan.

547-goob doorasho ayay siidaayeen,waxaana muuqata in Somalida lagu ilhaameeyay qiimayntan.

Degmooyinka noqon doona Goob doorashada waxay kala yihiin sida tan…..
.

1.Tigray 38
2.Cafar 8
3.Amhara 138
4 Oromiya 178
5.Soomaalida 23
6.Beni shangul 9
7.Shucuubta koonfureed 123
8.Gambeela 3
9.Harari 2
Diridhabe 2
10.Addis Ababa 23

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading