Goobaha Codbixinta oo soo xirmay iyo natiijada oo la tirinayo

Waxaa soo xirmay Goobaha Codbixinta Doorashooyinka Sadexda Degmo ee Garowe,Dangoronyo iyo Godobjiraan.

“Haddii lagaaro Lixda Maqribnimo Ciidamada amaanku safka waxa ay ka jarayaan meesha udanbeysa, waxaana codeyndoona inta safka taagan oo kali ah”Ayuu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka PL.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading