Goodax Barre oo qaliin ku galay Turkiga

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa qaliin ku galay dalka Turkiga.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ay isku deegaan yihiin Xildhibaan Goodax Barre, ayaa inoo sheegay in Xildhibaanka qaliin Carabka ah galay laguna guuleestay, waxaana soo hagaagayo xaaladiisa Caafimaad.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading